wararka

Barnaamujka kaftan siyaasadeed

Waa barnaamuj lagu falanqeeyo dhacdooyinka ka dhaca dalka Somalia isbuuc walba oo ay soo jeediyaan wariyeyaasha ah Cali Xaraare iyo Badri Ciise.   RIIX HALKAN

Continue Reading »

Qeybta wararka

Q2 Shirkii Nairobi iyo Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo Lacaga Malaayiin Dhan u Uruurinaya Dhibaneyaashii Qarixii Muqdisho

Daawo lacagaha ay u uruuriyeen Soomaalida Kenya dadkii ku wax yeeloobay qarixii Muqdisho.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA   Xafladan oo uu soo qababqaabiyay

Continue Reading »

wararka Archives

Maxaad Kala Socotaa Xaalada Khilaaf ka dhax Madaxda Maamul Goboleedada dalka ee Puntland iyo Galmudug
- Oct 23, 2017
Daawo halka uu marayo khilaafkii u dhaxeeyay dawlada federaalka Somalia iyo madaxda maamul goboleedyada dalka oo in mudo ah soo socday.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA   Waxaa sidoo kale soo if baxaya ...
Waraysi Gaar Ah: Xildibaan Maareeye oo Ka Jawaabay Su’aalo Adag
- Oct 23, 2017
Xildhibaan Maxamad Cabdi Xayir Maareeye oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Somalia horayna u ahaa wasiirka war faafinta dawladii hore ee uu madaxwaynaha ka ahaa mudane Xassan Sheekh Maxamud ...
DAAWO Qabanqaabada caleema saarka madaxwaynaha Hirshabeele
- Oct 23, 2017
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele laga filayaa in ay goor dhaw ka bilaabato xaflada caleema saarka madaxwaynaha maamulkaas mudane Maxamad Cabdi Waare.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA   Mudane Waare oo ...
DAAWO Khudbadii RW Khayre ka jeediyay caleema saarkii madaxweynaha Hirshabeele
- Oct 23, 2017
Raysul wasaare Xassan Cali Khayre oo ka mid ahaa madaxdii ka qayb galay xaflada caleema saarkii madaxwaynaha cusub ee maamulka Hirshabeele oo maanta oo ah 23da Oktoobar 2017 ka dhacday ...
TOP NEWS: Xuseen Maxamad Faarax Caydiid oo Banaanka Soo dhigay Xogta ka Dambaysa Dawladaha Somalia Fashilkooda
- Oct 23, 2017
Injineer Xuseen Maxamad Faarax Caydiid waa wiilkii uu dhalay halyeygii somaaliyeed Mudane Maxamad Faarax Caydiid oo ahaa halgamaa u dagaalamay ka xoraynta dalkeena Somaalia guumaystihii Talyaaniga ahaa wuxuuna hogaamiyay ciidankii ...
Ma Ogtahay in Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ururiyey Dhaqaalihii Ugu Badnaa ee Dadka Soomaaliyeed.
- Oct 23, 2017
Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa habeenimadii xalay sameeyey dhaqaalo ururirin dadka Soomaaliyeed ee dalka Kenya jooga uu la kaashanayey,Wuuxuuna dadka Soomaaliyeed oogu baaqay in ay ...
WAR CUSUB:Dowladda Soomaaliya yey garab Waydiisatay Wixii Soobe ka dhacay Maalmo ka hor.
- Oct 23, 2017
Dhibaatadii Muqdisho ka dhacday ay dowladda Soomaaliya garab u raadsatay ayaa dhanka kale waxaa weli soconaya gurmarka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay mashaqadaasi. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN. Dadka uu saameynta ku ...
LIVE Khudbadihii Magaalada Jowhar ee Madaxda Soomaalida iyo Xafladii Caleemo Saarka.
- Oct 23, 2017


« Previous PageNext Page »
TVga Caalamiga ah ee Aljzeera oo Barnaamij cajiib ah ka sameeyey dhacdadii Zoobe.
- Oct 24, 2017
TVga Al Jazeera ayaa dood ka sameeyey wixii ka dhacay Mahaalada Muqdisho gaar ahaan ...
DEGDEG MD Farmaajo oo Gudaha Addis Ababa Saxaafadda kula hadlay sheegayna waxuu Ethiopia u tagay
- Oct 23, 2017
Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Garoonka Magaalada Adis abab kula hadalay Warbaahinta Caalamiga ah ...
Fallanqeyn: Socdaalka Farmaajo ee dalalka gobolka iyo Sirta ka Danbaysa Arintaas.
- Oct 23, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqanaya qaar ka mid ah waddamada gobolka toban ...
Ciidamada Ugandha oo isu diyaarieyey Dagaal ka dhan ah Al Shabaab Kadib Markii ay
- Oct 23, 2017
Taliyayaasha milatariga ee AMISOM iyo ciidamada Soomaaliya ayaa maanta ka shiray qorshayaasha milatari ee ...
TOP NEWS: Mukhtaar Mahad Daa’uud Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada oo Shir heer Sare ah.
- Oct 23, 2017
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud ayaa ...