Qeybta wararka

DAAWO: Hadalkii MW/Farmaajo iyo Guud ahaan Dareenkii Munaasabadii 26 Jun ee Magaalada Muqdisho..

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka qeyb galay munaasabadda xuska 57 guuradii kasoo wareegatay xoriyadda goboladda Waqooyi ayaa halkaas ka jeediyay khudbad

Continue Reading »

wararka Archives

DAAWO: MD Farmaajo oo Dhoola-tus & Khudbad ku socota S/Land & Muqdisho ku qabtay Daljirka Daahsoon
- Jun 26, 2017
Ciidamo dhalinyaro boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sano guuradii kasoo waregatay markii dhulka Soomaaliya oo xor ah laga taago calanka Soomalai waxaana ay aheyd 26-kii ...
Madaxweyne Farmaajo oo Fariin Adag u Diray Gobolada Waqooyi ee Soomaliland…
- Jun 26, 2017
Madaxweyne Farmaajo oo xalay Aqalka dowladda Hoose ee Muqdisho kaga qaybgalay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 57-aad ee ka soo wareegtay maalintii Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya qaateen xoyadda ayuu yiri. RIIX ...
Madaxweyne Farmaajo oo Shaqada ka ceyriyay Lataliyihiisii ugu awooda Badnaa – Yaa ka dambeeyay?
- Jun 26, 2017
Warar laga helayo Villa Soomaaliya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo shaqada ka eriyay Latalihii amaanka Madaxweynaha Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye).   Xubin ka tirsan Villa Soomaaliya ayaa Newsomali ...
DAAWO VIDEO DEG DEG:Madaxweyne Gaas Oo Sheegay Somaliland Shabaab Dageerto,Eedayn Ujeediyey..
- Jun 25, 2017

Waa Kuma Sheekh Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur+Saameyn Intee Ah Ayuu Shabaab Ku Lahaa?
- Jun 24, 2017
Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur oo dadka u yaqaanaan Roobow ayey Mareykanka ka saareen liis ay dul dhigeen lacago malaayiin ah, liiska waxaa ka mid ahaa 6 kale oo ka tirsan madaxda ...
DHAGEYSO: Ciidanka Itoobiyaanka Oo Maanta Arin Kala Carar Sababta Ka Wada Gobolka Bay+Xaalada Oo Kacsan
- Jun 24, 2017
Ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa saacadihi lasoo dhaafay waxay wadeen Howlgal Amniga lagu Xaqiijinayo. Dadka deggan Baydhabo iyo Deegaanada Kale Ee Gobolka Bay waxey sheegeen in ay dareemayeen ...
DHAGEYSO: Maamulka Shariif Xasan Oo Calaamad Su’aal Saaray In Sheekh Rooboow Ka Baxay Xarakada Shabaabka Soomaaliya
- Jun 24, 2017
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay ka hadashay xayiraada laga qaaday Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, taasi oo ah in laga saaray liiska Argagixisada. War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ...
Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Laga Cafiyey Ka Mid Ahaanshiyaha Liiska Argagaxisada Caalamka (SABABTA AKHRISO)
- Jun 24, 2017
War Shalay Jimcihii Kasoo baxay ayaa sheegaya in dowladda Mareykanka ay liiska argagixisada ka saartay mid ka mida mas’uuliyiinti hore ee Xarakada Alshabaab. Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa laga saaray ...

Next Page »
DAAWO VIDEO DEG DEG:Madaxweyne Gaas Oo Sheegay Somaliland Shabaab Dageerto,Eedayn Ujeediyey..
- Jun 25, 2017

Waa Kuma Sheekh Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur+Saameyn Intee Ah Ayuu Shabaab Ku Lahaa?
- Jun 24, 2017
Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur oo dadka u yaqaanaan Roobow ayey Mareykanka ka saareen liis ay ...
DHAGEYSO: Ciidanka Itoobiyaanka Oo Maanta Arin Kala Carar Sababta Ka Wada Gobolka Bay+Xaalada Oo Kacsan
- Jun 24, 2017
Ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa saacadihi lasoo dhaafay waxay wadeen Howlgal ...
DHAGEYSO: Maamulka Shariif Xasan Oo Calaamad Su’aal Saaray In Sheekh Rooboow Ka Baxay Xarakada Shabaabka Soomaaliya
- Jun 24, 2017
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay ka hadashay xayiraada laga qaaday Sheekh Muqtaar Roobow Cali ...
Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Laga Cafiyey Ka Mid Ahaanshiyaha Liiska Argagaxisada Caalamka (SABABTA AKHRISO)
- Jun 24, 2017
War Shalay Jimcihii Kasoo baxay ayaa sheegaya in dowladda Mareykanka ay liiska argagixisada ka ...