maqal iyo muuqaal

Ma Ogtahay in Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ururiyey Dhaqaalihii Ugu Badnaa ee Dadka Soomaaliyeed.

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa habeenimadii xalay sameeyey dhaqaalo ururirin dadka Soomaaliyeed ee dalka Kenya jooga uu la kaashanayey,Wuuxuuna dadka

Continue Reading »

Qeybta maqal iyo muuqaal

WAR CUSUB:Dowladda Soomaaliya yey garab Waydiisatay Wixii Soobe ka dhacay Maalmo ka hor.

Dhibaatadii Muqdisho ka dhacday ay dowladda Soomaaliya garab u raadsatay ayaa dhanka kale waxaa weli soconaya gurmarka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay mashaqadaasi. RIIX HALKAN

Continue Reading »

maqal iyo muuqaal Archives

Ogoow Heerka ay Marayso Waxbarashada Maamulka Somaliland
- Oct 23, 2017
Waraysi gaar ah oo uu saxaafada siiyay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland ayuu kaga hadlayaa heerka ay marayso xaalada waxbarashada dalka.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUQAALKA.   Agaasimaha ayaa ka hadlaya arimo ...
Idaacadii subaxnimo ee BBC
- Oct 23, 2017
Halkan toos uga dhagayso idaacadii subaxnimo ee BBC Somali iyo qodobada warka ugu xiisaha badan 23da Oktoobar 2017 oo ay ka mid yihiin halka ay marayso xaalada doorashada ku celiska ...
Safarka uu MW Farmaajo ku aaday dalka dibadiisa muxuu ku saabsanaa
- Oct 23, 2017
Toos u daawo warbixin ku saabsan ujueedada laga lahaa safarkii u madxweyne Maxamad Cabdullahi Farmaajo ugu baxay dalka dibadiisa malinkii shalay ahaa iyo qodobo kale oo xiiso leh   RIIX HALKAN OO ...
Ciidamada amaanka Jubbaland oo hawlgallo amaan ka sameeyay magaalada Dhoobleey
- Oct 23, 2017
Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa hawlgallo amaan ku gaadhay dagmooyin hoos yimaada magaalada Dhoobleey oo ay ka mid yihiin dagmooyinka Hosingo iyo Manderkurumo.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA   Ciidamada oo uu hogaaminayo ...
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Gurmad ee Somaalida Kenya
- Oct 23, 2017
Shir uu qabtay Guddiga Gurmad ee Soomaalida Kenya ayaa xalay ka dhacay xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA   Shirkan oo ay ka soo qayb galeen culimada u waawayn ...
DAAWO gaari ku qarxay miino lagu aasay dhulka dagmada Balcad
- Oct 23, 2017
Qaraxan ayaa lala beegsaday gaari caasi ah oo waday 4 ruux oo rakaab ah oo wada ahaa dumar goor uu marayay duleedka dagmada Balcad.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA  
Barnaamij Gaar ah ka soo kabashada Weerarkii Soobe
- Oct 23, 2017
Daawo barnaamuj gaar ah oo laga diyaariyay sida ay u soo kabsanayso xaafada Soobe ka dib weerarkii argagixisonimo ee ka dhacay goobtaas isbuuc ka hor.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA  
Gabadh Fariin kulul U Dirtay Shacabka Baroordiiqdii Nairobi ka dhacday
- Oct 23, 2017
Dhalinyartii Soomaliyeed ee shalay isugu soo baxay xaafada islii ee magaalada Nairobi ayaa fariimo culus u soo jeediyay ummada Somaaliyeed.   RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

« Previous PageNext Page »
Q2 Shirkii Nairobi iyo Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo Lacaga Malaayiin Dhan u Uruurinaya Dhibaneyaashii Qarixii Muqdisho
- Oct 23, 2017
Daawo lacagaha ay u uruuriyeen Soomaalida Kenya dadkii ku wax yeeloobay qarixii Muqdisho.   RIIX HALKAN ...
Maxaad Kala Socotaa Xaalada Khilaaf ka dhax Madaxda Maamul Goboleedada dalka ee Puntland iyo Galmudug
- Oct 23, 2017
Daawo halka uu marayo khilaafkii u dhaxeeyay dawlada federaalka Somalia iyo madaxda maamul goboleedyada ...
Waraysi Gaar Ah: Xildibaan Maareeye oo Ka Jawaabay Su’aalo Adag
- Oct 23, 2017
Xildhibaan Maxamad Cabdi Xayir Maareeye oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Somalia horayna ...
DAAWO Qabanqaabada caleema saarka madaxwaynaha Hirshabeele
- Oct 23, 2017
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele laga filayaa in ay goor dhaw ka ...
DAAWO Khudbadii RW Khayre ka jeediyay caleema saarkii madaxweynaha Hirshabeele
- Oct 23, 2017
Raysul wasaare Xassan Cali Khayre oo ka mid ahaa madaxdii ka qayb galay xaflada ...