English news

FAAH FAAHIN:Cabdikiriin Guuleed Sababta Keentay Inuu Is Casilo + Maxaa Lagu Xasuustaa?

Madaxweynaha Galmudug Cabdikiriin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii uu ka hayey Maamulka Galmudug. Waxa ilaa hadda si rasmi

Continue Reading »

Qeybta English news

Tuulo Dab La Qabad siiyey + Dagaalkii Beelaha Udhaxeeyey Degmada Cadale Oo Sii Xoogeystay

Wararka aan ka heleyno Degmada Cadale Ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal culus uu weli ka socdo Degmadaasi. Tuulada Bur dheere Ama

Continue Reading »

English news Archives

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Arin Culus Kaga Dhawaaqay Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho
- Feb 26, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta tagey Xabsiga dhexe Ee Xamar halkaasi oo Maxaabiis badan ay ku xiran. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ...
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Guuleed Oo Is Casilay (AKHRISO)
- Feb 26, 2017
Warar hadda aynu ka helnay xafiiska madaxweynah maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegaya inuu is casilay kadib markii xaaladiisa caafimaad ay ka dartay.   Qoraal kasoo baxay xafiiska Guuleed ayaa lagu ...
XASAASI AH:Dekada Boosaaso Oo Gacanta Soomaaliya Ka Bixi Doonta & C/weli Gaas Oo Malaayiin Dollar Qaadanaya
- Feb 26, 2017
Warar aan wanaagsaneyn ayaa laga helayaa Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari taasi oo kusaabsan in Dawlad Gobolleedka Puntland ay dooneyso in ay dhawaan sameyso Arin Saameyn Leh. Dekada Boosaaso ayaa waxa ...
XOG:Qaar ka mid ah Magacyada Golaha Wasiirada Cusub Ee Soomaaliya Oo Lasoo Ogaaday
- Feb 26, 2017
Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay qaabka ay kuwada shaqeyn karaan,R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre. Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Wasiirka Arimaha ...
Magaalada Jowhar Oo Maanta Ka Duwan Sidii Hore + Cali Cosoble & Madax Kale Oo Hubkooda Qaatay
- Feb 26, 2017
Jawi Siyaasadeed oo kacsan ayaa waxa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Magaalada Jowhar Ee Gobolka Shabellaha Dhexe,waxaana xaaladu tahay mid cakiran. Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle ayaa qaadacay isbuucii hore Golaha ...
DEG DEG AH:Xildhibaan Lagu Dilay Muqdisho + Jawaari Oo Naxdin Ka Qaaday Dilkaas & Magaca Qofka La Dilay
- Feb 26, 2017
Wararka laga helayo Degmada Dharkiinleey Ee Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in maanta lagu dilay Halkaasi Xildibaan katirsanaan jiray Baarlamaankii Dawladii Cabdiqaasim Salaad Xasan. Dableey sitay Bistoolado ayaa waxa la sheegay inay ...
DHAGEYSO: Miisaaniyadda dowladda oo la kordhinayo iyo Madaxwayne Farmaajo oo ku dhawaaqay.
- Feb 26, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed( Farmaajo) ayaa sheegay in Sanadkaan la kordhin doono Miisaaniyadda dowladda Marka la eego Balanqaadyada ay haysato dowladda Soomaaliya. RIIX HALKAN OO DHEGEYSO CODKAN. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay ...
DAAWO:Xadhigii Wariye Coldoon oo Waji Cusub Yeeshay iyo Hargeysa oo Cabsi laga qabo..
- Feb 26, 2017
Sheekh Aadan Siiro oo culimada Hargaysa Ugu waweyn Ah Ayaa Ka Hadlay xadhiga Soomaliland U gaysanaysey Shaqsiyaad caan Ah. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN. Waxa Uu Sheegay Sheekh Aadan Siiro inay ka ...

« Previous PageNext Page »
DEG DEG AH:Dab Xoogan Oo Saaka Aroortii ka kacay Suuqa Bakaaraha + Rasaas Ka Dhaceysa Suuqa & Xaalka Oo Xun
- Feb 27, 2017
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxay Sheegayaan in Dab Xoogan uu ka kacay ...
DAAWO VIDEO: Maxa Ka Jira In Wariye Cabdikarim Coldoon Itoobiya Loo Gacan Galinayo Danbina Kusoo Oogeen?
- Feb 27, 2017

DAAWO:Madaxwayne Farmaajo oo Talaabo Muhiim ah qaaday Maanta iyo Sida uu ka Sheegay…
- Feb 26, 2017
Madaxwayne Farmaajo ayaa Maanta ka qayb galay Xaflada Lagu maamuusayey hawlaha muhiimka ah ee ...
XOG: Cadaadiska Farmaajo, Awooda Damu-jadiid & Sedex Qodob oo C/Kariim ku qasabtay Inuu Iscasilo (DHAGAYSO)
- Feb 26, 2017
Madaxweynihii Galmudug State Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ayaa iska casilay xilkii uu hayay inkastoo ...
Dagaalka Qabyaalada iyo Qabyaalad-Diidka ee ka socda Social Media!+Warbixin Xasaasi ah oo aan
- Feb 26, 2017
Siyaasada Soomaaliya waa mid isbedal badan oo aan inta badan salka dhulka dhigin maadaama ...