>

Xukuumadda Soomaaliya Oo Dagaalka Al Shabaab Kala Kaasahaneyso Sheekh Mukhtaar Roobow

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan “Yarisow” oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda Dalka

 

.RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Waxaana uu sheegay in Xukuumaddu ay dhawaan qaadi doonto duulaan ka dhan ah Al Shabaab, si looga saaro deegaanada ay gacanta ku hayaan Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

 

Sidoo kale Eng Yarisow Wasiirka Warfaafinta ayaa hoosta ka xariiqay in duulaankan uu ka qeyb qaadan doono Sheekh Mukhtaar Roobow Cali “Abuuu Mansuur” oo horay uga tirsanaa Al Shabaab, haatana isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS