>

DEG DEG AH Ammaanka degaanada maamulka Somaliland oo la adkeeyay iyo Xiisado laga Soo .

Ammaanka degaanada maamulka Somaliland ayaa si weyn loo adkeeyay xilli Maanta lagu waddo in lagu dhawaaqo Natiijadda doorashadda Madaxtinimadda Somaliland.Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ayaa la dhigay ciidamo badan oo dheeraad ah.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Taliska ciidamada Booliska ayaa sheegay in ay ka cabsi qabaan rabashado inĀ  ay dhacaan markii lagu dhawaaqo Natiijadda.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS