shirkii madaxda DFS iyo madaxda maamul goboleedyada oo soo gabagaboobay

Shirkii wadatashiga ee magaalada Muqdisho uga socday madaxda dawlada Federaalka ee Somalia iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa so gabagaboobay isaga oo madaxdii ka qayb gashay shirkaas ay isku af garteen in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo hormarin lahaa dalka loona xoojin lahaa amaankia dadkiisa.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS