Rooda AfJano iyo Gabadh Aqoonyahanad ah oo Meel adaga gaadhsiiyey Dooda ku saabsan kala qaybsanaanta Somaalida

Waa abwaanada caanka ah ee Somaaliyeed iyo gabadh aqonyahanad ah oo ka doodaya talaabooyinka uu soo maray halganka xornimo doon ee Somaali galbeed iyo caqabadda u dambaysay hada ee ah in ay dawlada Somalia iyo dawlada Itoobiya bilaabeen qorsho wada shaqayn oo aan horay uga jirin labadan dawladood dhaxdooda taas oo ay dad badan u arkaan in ay dhabarjabin ku tahay halgankaas.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS