Wareysi Xasaasi ah Maxaadan Ogayn oo Caawa ka jira Hargeysa iyo Xisbiyada Soomaliland.

Sida ay sheegayaan Wararka laga helaayo Madaxtooyadda Soomaaliya shirka halkaasi kaga socda madaxda maamul goboleedyadda iyo dowladda Dhexe ayaa waxaa la isku Afgaran waayay qodobada qaar.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Shirkaan ayaa ah mid dhaafay waqtigii loogu tala galay in lasoo gabagabeeyo, waxaana qodobada la iskumari la’yahay ka mid ah Arrimaha dib u eegista dastuurka,habka awood qaybsiga khayraadka dalka  iyo wada shaqeynta dowladda Dhexe iyo maamulada.

 

 

Maamulada ayaa sidoo kale ku adkeysanaya in laga qeyb galaya go’aamada muhiimka ah ee Arrimaha dibadda.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS