Maxaa ka jira warbixin ay UN ku sheegtay in 3dii ruux oo Somaali ah 1 uu qabo cudurka dhimirka

Warbixin cusub oo  loo aanaynayo in ay soo sartay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu sheegayaa in 3dii ruux ee somaali ahba midkood uu hayo cudurka dhimirka. Arrinkaas ma dhab baa haduu yahayna maxaa sababay in dadkaa sidaa u tirada badan uu hayo xanuunkan qarsoon?

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS