General Catoosh oo horay booliska dalka uga tirsanaa oo ka hadlay xaaladda ciidanka xooga Dalka Somalia uu ku suganyahay

Generaal Catoosh oo ka tirsanaa ciidanka xooga dalka Somalia oo noqdayna wasiir ku xigenka difaaa dawladii hore ee Somalia ee uu hogaaminayay madaxwayne Sheekh Sharif Sheekh Axmad ayaa waraysi xasaasi ah siiyay telefishinka Somali Cable TV barnaamujkiisa Ayaamaha iyo Australia oo laga soo tabiyo magaalada Melbourne ee dalka Australia.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Generaalka oo xog ogaal u ah xaaladaha uu soo maray ciidanka xooga dalka iyo xaalada uu ku suganyahay hada. Halkan ka daawo waraysigaas oo dhamays tiran.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS