DEG DEG AH Gaari looga shakiyay in uu Qarax sido oo Muqdisho lagu arkay

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa saakay xiray Isgoyska Xamar Jajab ee Muqdisho ka dib markii lagu arkay gaari Caasi ah oo looga shakiyay in uu sido waxyaabaha Qarxa.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Guud ahaan Isgoyska ayaa waxaa la wareegay ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida, waxaana loo diiday in ay maraan dadka iyo Gaadiidka.Saraakiisha Ammaanka waxa ay xaqiijiyeen in gaarigaasi laga shakiyay, islamarkaana ay baaris ku sameyn doonaan.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS