Dakkadii Boosaaso oo dib loo furay ka dib banaanbaxyo maalmihii la soo dhaafay hadheeyay

Halkan ka daawo wararkii ugu dambeeyay ee Somalia iyo caalamka oo dhan oo uu soo diyaariyay telefishinka caalamiga ha ee SBC Somali TV isaga oo idiin ku hayya qodobo ay ka mid yihiin xissadii ka taagnayd dakkada Boosaaso oo qabowday dakadiina dib loo furay heshiisyo ay maamulka iyo ganacsatada kala saxiixdeen ka dib banaanbaxyo iyo shaqa joojin ka dhacay dakkada dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Faahfaahinta wararkaas iyo qodobo kale oo xasaasi ah halkan kala soco.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS