Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Wacdaro Kadhigay Magalada Las caanod

Iyada oo ololaha doorashooyinka Somaliland ay gabagabo ku dhawyihiin ayaa maanta xisbiga Kulimye uu taageerayaashiisa isusoobax balaadhan ugu qabtay magaalada Laascanood halkaas oo uu musharraxa madaxwaynenimo ee xisbigaas iyo siyaasiyiin  kale oo xisbigaas ka tirsan ay shacabka kula hadleen.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS