DAAWO Magaalada Kismaayo bilicdeeda iyo taariikhdeeda

Magaalada Kismaayo waa caasimadda maamul goboleedka Jubbaland waana magaalo taariikhi ah oo ka mid ah goobihii ganacsi ee ugu hor dhisantay barriga Africa. Hadaba waa sidee xaalada ay magaalada ku sugantahay hadda iyo horumarka ka socda nooca uu yahay.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Barnaamujkan oo uu diyaariyay telefishinka Jubbaland TV ayaa diiradda lagu saaray xaalada dhaqaale iyo mujtamac ee magaalada Kismayo.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS