Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa ugu baaqay MW Farmajo iyo Rw Khayre inay is casilaan

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Somalia ayaa ugu baaqay Madaxwayne Farmaajo iyo Raysulwasaare Khayre in ay is casilaan iyaga oo labada madax ee dawlada ku eedaynaya in ay ku fashilmeen shaqadoodii ahayd in ay difaacaan shacabka Somaliyeed una xaqiijiyaan amaankooda.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS