Mahad Salaad oo gafkii MW Farmaajo uu ka galay ciidanka dalka iyo madaxdii ka horaysay ka jawaabay

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa jawaab ka bixiyay gafkii uu MW Farmaajo ka galay ciidanka xooga dalka iyo madaxdii isaga ka horaysay isaga oo ku dhaliilay ciidanka xooga dalka in ay mushaharaadkooda ka hor mariyaan danta dalka isaga oo madaxdii ka horaysayna waxba ka soo qaadi waayay wixii ay dalka u qabteen.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS