Taliyaha ciidanka daraawiishta Kismaayo oo waraysi xasaasi ah warbaahinta siiyay

Taliyaha ciidanka daraawiishta Cabdiraxmaan Maxamad Badqas oo uu sal dhigoodu yahay Goobwayn iyo Qamqaam ee magaalada Kismaayo ayaa waraysi gooni ah oo uu siiyay warbaahinta qaranka Somaaliyeed ee SNTV kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabssan amniga gobolka Jubbaland iyo magaalada Kismaayo gaar ahaan.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS