DAAWO:Xildhibaan Goodax Barre oo sheegay in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay Al-shabab ka tirsanyihiin.

Xildhibaan C,laahi Goodax barre oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad uga hor sheegay Golaha Shacabka iney jiraan Xildhibaano Al-shabab ka tirsan oo baarlamaanka ku jira.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

C,laahi Goodax ayaa soo jeediyay in Xildhibaanadaas laga qaado Xasaanadda,wuxuna ugu baaqay Hey’adaha Ammaanka iney shaqa ka qabtaan.

Xildhibaan Goodax ayaa hadalkan ugu jawaabay Xildhibaano uu ku jiro Mahad salaad oo Dowladda Mooshin ka keenay islamarkaana Madaxda Qaranka ugu baaqay iney is casilaan maadaama ay xilka ku fashilmeen  sida ay hadalka u dhigeen.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS