XOG MUHIIM AH Socdaalka MWayne Farmaajo ee dalka Dariska oo la ogaaday in uu

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqanaya qaar ka mid ah waddamada gobolka toban maalmood kadib markii uu magaalada Muqdishu ka dhacay qaraxii ugu khasaaraha badnaa kaasi oo ay ku dhinteen 358 qof iyadoo 56 qof oo kalena weli la’yahay.

 

RIIX HALKAN OO DHEGEYSO BARNAAMIJ LAGA.

 

Lugtiisii ugu horreysay ee safarkan ayaa waxa uu madaxweynaha shalay ku tagey magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaasi oo uu kula kulmay madaxweyne Museveni.

 

Haddaba safarkan madaxweynaha ma laga yaabaa inuu ku qanciyo madaxda gobolka sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen hawlgallo ballaadhan oo dhinaca amniga ah?

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS