Maxaad Kala Socotaa Xaalada Khilaaf ka dhax Madaxda Maamul Goboleedada dalka ee Puntland iyo Galmudug

Daawo halka uu marayo khilaafkii u dhaxeeyay dawlada federaalka Somalia iyo madaxda maamul goboleedyada dalka oo in mudo ah soo socday.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Waxaa sidoo kale soo if baxaya dagaal u dhaxeeya deegaanada Galmudug iyo Puntland oo ka qarxay gobolka mudug oo ay isku hayaan milishiyaad kala taabacsan labadan maamul. Dagaalka oo ka socda deegaanka la dhaho Qob Gaashaan oo u dhaw dagmada Godod ayaa lagu soo waramayaa in ilaa hada y ku geeriyoodeen 7 ruux dhaawac fara badan na uu jiro oo dhaawacaa la geeyay istibaalada ku yaala magaalada Gaalkacyo.

Daawo sababta ka dambaysay dagaalkan iyo macluumaad kale oo ku saabsan dagaalkan.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS