Aqalka sare ee baarlamaanka oo ka dooday khilaafka ka dhax taagan dawlada dhexe iyo maamul goboleedyada

Aqalka sarea ee baarlamaanka oo shalay kal fadhi aan caadi ahayn isugu soo laabtay ayaa ka dooday khilaafka ka dhax taagan dawlada dhexe iyo maamul goboleedyada dalka.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

 

Doodan oo aad u dheerayd ayuu nuxurkeedu ahaa in wada hadal lagu dhameeyo khilaafkan si uusan dib u dhac ugu keenin wax qabadka dawlada.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS