XOG CUSUB:Madaxda Maamul Goboleedyada Oo muqdisho Kusii Jeeda ,wada Hadalo Faderalka.

Madaxweynaha Soomaliya Ayaa Warqad U Diray madaxda Maamul goboleedyada  Inay Si deg deg Ah muqdisho iskugu Imadaan,Si Loo Xoojiyo wada Shaqeynta Maamul goboleedyada Madama  Dowlada Iclaamisay dagaal ka Dhan Ah Kooxda Shabaab.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

 

Waxa Uu intaasi Ku daray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi Farmaajo Inay Dowlada Faderalka Ixtiraamayso Maamulada  Madama Qeyb ka Yahiin dadka  Mustaqbalka Dalka Wax Laga Weydiinayo,Si taasi meesha Looga saarana Waxa  Uu Sheegay Inay 28 Bishani october Muqdisho Imadaan.

 

 

Dowlada Faderalka Ayaa Maamulda Dalka Waxay Ku eedeeyeen Inay ka Shaqeynayso Bur Burintooda  Sidaasi darteedna Maamulada Iyagu ka Kulmayaan Mustaqbalkooda Taasi oo U muuqanaysa Inay cabsi Ka Qabaan Inay Dowlada Barlamaanka  Ku Kiciso Maamulada.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS