DEG DEG AH:Qarax Culus oo ay Lix Ruux ku dhimatay Saaka ayaa ka dhacay Magaalada.

Lix qof oo afar ay dumar tahay ayaa dhintay kadib markii uu qarax miino qabsaday gaari caasi ah oo ay la socdeen oo marayay tuulada Daniga Baalow oo galbeed ka xigta degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe sida ay BBC-da u sheegeen dad goobjoog ah.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

 

Afarta haween ee dhintay ayaa ahaa ganacsatada khudaarta ee isaga kala gudba degmooyinka Afgooye iyo Balcad, iyadoo labada qof ee kale ee dhintay ay kala yihiin darawalkii gaariga iyo kirishboy.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS