Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

olaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Warsame oo ku magac dheer Gen (Gorod).

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Arrintan ayaa timid kadib markii uu  is casilay Taliyihii Ciidankaasi Sarreeye Gaas Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid) oo jagadan loo magacaabay April 6, 2017.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS