>

Khudabadii Madaxway e Axmed Madoobe oo Muqdisho ku qasabaysa in ay qaadato Talaabi ku jeeda.

Hadalkii uu jeediyey Madaxwaynaha Maamulka Goboleedka Jubbaland Sh Axmed Madoobe ayaa tilmaamaysa in DF Soomaaliya ay ka gaabisay doorkeedii wuxuuna Farta ku fiiqay in Shirka Wadatashiga Kismaayo uu yahay mid Soomaaliyeed ee uuna ahayn mid dad kale ay wataan.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Madaxwayne Axmed Madoobe ayaa Sheegay in loo baahanyahay in laga dhursugo Shirarka watashiga ah ee Maamul goboleedadu ay ku qabteen gudaha dalka.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS