>

DEG-DEG+AKHRISO:- Xildhibaanada Ku Bahoobay Madasha Horu-socodka Oo War Culus Ka Soo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka

Xildhibaanada ku bahoobay Kudlada Horusocod ayaa markii u horeysay baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee ka jirta dalka, iyadoo dowladda Soomaaliya u jeediyay tallooyin kala duwan.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Kudlada Horusocod ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalka uu gaaro degenaansho siyaasadeed, si horay loogu socdo.

 

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha inuu kulan deg deg ah isugu yeero Madaxda dowlad goboleedyada, si looga hadlo tabashooyinka ku xusan war murtiyeedkii shalay ka soo baxay Madaxda dowlad goboleedyada.

 

Waxaa kaloo ay soo jeediyeen in xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada inuu noqdo mid wada shaqeyn iyo iskaashi ku dhisan.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS