TOP NEWS:Madaxda DF Soomaaliya oo Maanta Kismaayo Kuwajahan iyo Shirkii Maamul Goboleedada oo.

Wararka Saaka aan ka helayno Magaalada Kismaayo Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Sheegaya in Shirkii Maamul goboleedada dalku uu dhamaaday habeenimadii xalay,isla Markaan go aamada Shirkaas laga Soo saari lahaa lala sugayo Wafdi DF Soomaaliya oo muqdisho laga Sugayo.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

ilo Wareedyo Xog ogaal ah ayaa noo xaqiijiyey in Xubnaha DF Soomaaliya ee la sugayo uu Hogaaminayo Raisulwasare Khayre,lama oga in DF Sooaaliya ay Codsatay in Shirkaas ay ka qayb gasho iyo in Madaxda Dowladda Goboleedada dalku ay Codsadeen.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS