DEG DEG AH:Shirkii Kismaayo oo hada ay ka Soo bexeen Go aamo Culculus iyo Farmaajo oo laga Sugayo.

Shirka uga socday madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 qodob, kaasi oo ka tarjumaya waxa ay isku af garteen madaxdii shirtay.

RIIX HALKAN OO AKHRISO QODOBADA.

Qodobada lasoo saaray waxaa kamid ah gole ay ku mideysan yihiin maamul goboleedyada dalka, Dowladda oo loogu baaqay iney la timaado iskaashi maamul goboleedyada la yeelato, arrimaha ammaanka, Doorashada 2020, Dastuurka iyo arrimaha Federaalka.

SII RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALO KALE OO XASAASI AH.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS