>

Deg Deg DAAWO: Cod Sir ah oo laga duubay Madaxda Dowlad goboleedka & Isqabsigii ka dhacay Kismaayo

Warbaahinta ayaa si hoose u heshay Cod sir ah oo laga duubay Shirka Madaxda Maamul gobaleedyada uga socda magaalada kismaayo waxaana shirkaasi lagu wadaa caawa ama berri subax in laga soo saaro War-murtiyeed.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Madaxda ku shiray kismaayo ayaa la ogaaday in ay ku hishiiyeen in ay sameystaan Golle cusub oo lid ku ah awooda dowlada dhaxe, waxaana gollahaasi marba hogaankiisa loo dhiibaya mid kamid ah maamul gobaleedyada.

 

Codka Sirta ah ee la duubay ayaa soconaya in ka badan 30-daqiiqo waxaana dhageysan kartaa iyadoo laga baaraan dagayo qaabka loo qoraayo qoraalada shirka kasoo baxaya iyo siraha ku qarsan.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 1)
  1. origino says:

    BEEEEENAAAAAALEEEEEE




ADS