DAAWO:Maxaad ka aaminsan tahay Shirka Magaalada Kismaayo Wariye Ruug Cadaa ah oo Sheegay ujeedada..

Wariye Cabdinaasir Soola oo inta badan ka Faalooda Arimaha Siyaasada dalka ayaa Sheegay in Shirkismaayo uuna ahayn sidan la moodayo wuxuuna Sheegay in Shirkaas uu yahay mid aan marna lagu soo qaadaynin wax ka dhan ah Dowladda Soomaaliya.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS