DAAWO: Muuse Suudi Iyo Xildhibaanno Kale Oo Caroodey & Aqalka Sare Oo Madaxa Isla Galay

Aqalka sare ee maanta ayaa dib u dhigay ajendaha arrinta Qalbi Dhagax, taasi oo keentay in xildhibaannada isku buuqaan, islamarkaana arrintaasi si ka duwan sidii hore u arkaan.

Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow ayaa kamid ahaa mudanayaashii doonayey in ajendaha aan laga laaban oo laga hadlo arrinta Qalbi Dhagax.Markii cod loo qaaday waxaa laga codbadiyey xildhibaannadii uu kamid ahaa Muuse Suudi Yalaxow, waxaana tiro ahaan ay gaarayeen 11.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Hadaba Xildhibaannada aqalka sare qaarkood oo hadlay waxay sheegeen in tani ay muujineyso in shaqsiyaad gaar ah ay gadaal ka riixayaan arrintaan oo aysan dooneyn in laga hadlo Qalbi Dhagax.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS