TOP NEWS:Xildhibaan Axmed Xaashi oo si Cadhe leh uga Hadalay Dhiibtaankii qalbi dhagax.

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Xaashi ayaa si cadho leh ooga hadalay Xaalada adag ee ka taagan Villa Soomaaliya isaga oo Sheegay in Baarlamaanka DF Soomaaliya ay Xukuumada iyo Madaxwaynaha ooga Fadhiyaan in ay Jawaab ka bixiyaan dhibitaankii Halgame Qalbi dhagax loo dhiibay Dowladda Ethiopia.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS