ONLF: Wareejinta Cabdikarim Waa Khiyaano Cad oo Lagu Sameeyey Umadda.

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo gacaan geliyey dawladda Soomaaliya.

RIIX HALKAN OO DHEGEYSO CODKA.

ONLF waxay ku eedeeysay Dowladada Soomaaliya inay sarkaalkaasi u dhiibtay Itoobiya, taasi oo ONLF ku sheegtay arrin jabineyso xeerarka caalamiga ah iyo kuwa Soomaaliya.

Haaruun Macruuf ayaa haddaba kiiska sarkaalkan Cabdikariim Sheekh Muuse ka waraystay Caddaani Hirmooge oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ururka ONLF.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS