Waa Kuma ninka lagu Badalay Wasiir Cabaas Taariikhdiisa iyo Shaqsiga uu yahay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabey Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Digreeto  ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa lagu magacaabay xilkan oo ahaa mid banaanaa tan iyo bishii May markii la dilay Wasiir Cabaas Siraaji.

 

Digreetada ayaa lagu yiray ” laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22 bisha 8-2017 Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi waxaa loo magacaabay in uu noqdo Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska.

 

ng saadaq c/llahi ayaa beddelaya booskii uu ka geeriyooday wasiir cabaas siraaji oo ilaalada hanti dhowrihii hore ee qaranka ay ku dileen magaalada muqdisho.

SII GUJI HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS