WAR DEG DEG AH: C/weli Gaas oo magacaabay golihiisa wasiirada cusub

Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada oo ka kooban 50 xubnood oo isugu jira wasiiro, wasiiru-Dowlayaal iyo ku xigeeno.

 

Afhayeenka madaxtooyada Puntland C/llaahi Max’ed Jaamac Quraan Jecel ayaa saxaafda u aqriyay degreetada ka soo baxday xafiiska madaxweyne C/weli Gaasi ee ku aadaneyd liiska golaha wasiirada.

 

Dr Cweli Max’ed Cali Gaas MAdaxweynaha DOwlada Gobaleedka Puntland oo maal amahn ku mashquulsanaa kulamo wada tashi ah ayaa soo geba gebeeyey wadatashiyadaasi ayadoo goor dhow aqalka madaxtooyada Puntland ee magaalada Garowe loogu dhawaaqey Golaha wasiirada cusub ee maamulka Puntland.

 

Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa bishii la soo dhaafay kala diray Golihii hore ee wasarada kadib markii lagu eedeeyey wax qabad la’aan

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS