Daawo: Khudbadii Ra”iisul Wasaaraha soomaaliya xassan Cali Kheyre oo caawa kudbad taariikhi ah kajeediyay xafladii dabaal daga 1 ka luulyo

RW soomaaliya xassan cali kheyre ayaa khudbad taariikhi ah kajeediyay munaasibada xafladiii 1 ka Luulyo isagoo xusay halgamayaashii usoo dagaalamay xornimada soomaaliay iyo midnimadii kawda Luulyo ay kumidoobeen koonfur iyo waqooyi galbeed,
kadibna wuxuu soodhaweeyay madaxweynaha jamuuriyada soomaaliya xassan cali kheyre :-
Hoos kadaawo muuqaal xiiso badan.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS