Daawo: Gudoomiye Aqalka sare ee soomaaliya Cabdi Xaashi Iyo Xafladdii 1da Luulyo ee Nairobi ee Caawa

waxaa magaalada Nairobi laguqabtay munaasabad loogu dabaal dagaayo sanad guuradii 57 aad  oo kubeegan 1 da Luulyo maalintaas oo ah maalin qaran waana maalintii xoriyada soomaaliya .

waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin uu kamid yahay Gudoomiyaha aqalka sare ee soomaaliya Cabdi Xaashi.

Hoos kadaawo faah faahinta:-

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS