Daawo:RW Kheyre oo Fariin udiray dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee maanta nool isagoo halqabsi usoo qaatay Dhalinyaradii Gobonimo doonka ahayd ee SYL

Ra”iisalwasaaraha xukumada Fadaraalka ah eee soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa fariin udiray guud ahaan dhalinyarada soomaaliyeed ee maanta nool isagoo kubuuriyay inay,kor isuqaadaan kana toosaan hurdada ay kujiraan .

wuxuu tusaale usooqaatay Halgankii SYL
Hadaba muuqaalkaas oo faah faahsan halkan kadaawo:-

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS