Daawo Madaxda Ugu Saraysa Dalka Oo Soo Dhaweysay Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibada Norwey

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Norway Børge Brende iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu ka midyahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.

hooskadaawo faah faahinta warkaas oo dhamaystiran:-

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS