Daawo: kumanaan Ethiopian ah oo kuxaniban dalka Boqortooyada sacuudi Carabiya iyagoo ay kadhamaatay mudadii looqabtay inay kaga baxaan dalkaas

Kumanaan muhaajiriin Itoobiyaan ah ayaa ku xanniban gudaha dalka Sacuudiga ka dib markii uu dhammaaday wakhtigii kama dambeysta ee ay boqortooyadu u qabatay inay ku baxaan dadka bilaa sharciga ah, sida ay sheegtay dowladda Itoobiya.
faah faahinta halkan ka Daawo:-

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS