Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar oo Booqanaaya washighton

Wasiirka Arimaha  Dibada ee Qadar Sheekh Max’ed Bin C/raxmaan Al-Taani  ayaa lagu wadaa inuu lakulmo dhigiisa dalka mareykanka Rex Tillerson kadib markii Dawlada mareykanku kukala aragti duwanaadeen khilaafka udhaxeeya dawladaha gacanka khaliijka .

Qadar ayay afar Dawladood oo carbeed ujareen xidhiidhka diblimaasiyadeed kadib markii lagu eedeeyaay  Qadar inay taageerto kooxaha xagjirka ah walaw Dawlada qadar beenisay dhamaan eedahaas.

Hadaba warkaas oo faah faahsan halkan ka Daawo:-

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS