Madaxweyne Farmaajo oo Fariin Adag u Diray Gobolada Waqooyi ee Soomaliland…

Madaxweyne Farmaajo oo xalay Aqalka dowladda Hoose ee Muqdisho kaga qaybgalay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 57-aad ee ka soo wareegtay maalintii Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya qaateen xoyadda ayuu yiri.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

“Xuska 26-ka June waxaa walaalahayaga Gobolada Waqooyiga, dhalinyaro iyo waayeel, rag iyo dumarba aan ugu baaqayaa inay tahay masuuliyad inoo wada taala inaan dib u hanano qaranimadii iyo midnimadii dalkeena.”

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS