DAAWO: Hadalkii MW/Farmaajo iyo Guud ahaan Dareenkii Munaasabadii 26 Jun ee Magaalada Muqdisho..

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka qeyb galay munaasabadda xuska 57 guuradii kasoo wareegatay xoriyadda goboladda Waqooyi ayaa halkaas ka jeediyay khudbad xasaasi ah.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Kahor inta aan madaxweynaha loo yeerin ayaa waxaa mikrafoonka qaatay Gudoomiyaha aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobollada Waqooyi kaas oo yiri “Soomaaliya Ha Midowdo, Soomaaliya Ha Guuleysato” kadibna waxaa uu mikrafoonka ku wareejiyay madaxweynaha DFS Mudane Farmaajo Inkastoo uu magaciisa wax badan ka qalday.

 

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa hambalyada ah uga hadlay labo qodob oo kala ahaa munaababadan, laakiin dhanka kale waxaa uu sheegay in farxada ugu weyn ay tahay in munaasabadan ay kusoo aaday xili uu dalka madax ka yahay.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS