DHAGEYSO XASAASI: Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Hadal Culus Kaga Dhawaaqay Magaalada Garowe

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxaa ayaa shalay Jimcihii waxay gaareen Magaalada Garowe.

Waxaa lasheegayaa in si qurux badan ay usoo dhaweeyeen dadyoowga ku dhaqan Deegaanada Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Wasiirka Arimaha Daakhiliga Soomaaliya Juxaa waxa uu sheegay in Amni laga dhigo P/land ay ka dhigan tahay in Dalka Xasilintiisa Qeyb weyn ka qaadatay.

Waxa uu sheegay Reer Puntland looga baahan yahay inay sugtaan Nabad gelyadooda si ay Mas’uuliyiinta Dawlada Soomaaliya ugu soo hirtaan imaanshiyahooda.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS