DHAGEYSO: Magaalada Hargeysa & Meelo Caan Ah Oo Maalmaha Ciidul Fidriga Il Gaar Ahaaneed Amniga Loogu Hayo

Ciidanka Nabad gelyada Qaabilsan Soomaaliland ayaa lagu war geliyey inay iska ilaaliyaan qolyo amni daro sameyn kara.

Maamulka Soomaaliland ayaa waxay ka digeen Dhibaato Nabad gelyo Xumo oo la sameeyo inta Ciida Farxadeeda lagu mashquulsan yahay.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Saraakiisha Amniga ayaa Taleefoonka iskula hadlay iskuna war geliyey in Argagaxisadu ay maleegi karaan Fadqalalo Amniga lagu waxyeeleyn karo.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliland Cabdullaahi Fadal oo wariyeyaasha xalay Saq dhexe Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay inay ka feejigan yihiin Xilliga Ciida in Amni daro la sameeyo.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS