DHAGEYSO: Maamulka Shariif Xasan Oo Calaamad Su’aal Saaray In Sheekh Rooboow Ka Baxay Xarakada Shabaabka Soomaaliya

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay ka hadashay xayiraada laga qaaday Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, taasi oo ah in laga saaray liiska Argagixisada.

War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa lagu xaqiijiyay in xayiraada laga qaaday Sheekh Muqtaar Roobow.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Xasan Cabdi Maxamed Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay tallaabo wanaagsan inay tahay Sarkaal heerkaasi darajadiisa ay tahay oo Shabaab ka tirsanaa in hadda xayiraada laga qaado.

Wasiir Xasan Cabdi ayaa sheegin cadeymo loo hayo in Rooboow iskaga baxay Al Shabaab balse ay soo dhaweenayaan Xayiraada laga qaaday Ee Liiska Argagaxisada laga tiray.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS