DHAGEYSO: Ciidanka Itoobiyaanka Oo Maanta Arin Kala Carar Sababta Ka Wada Gobolka Bay+Xaalada Oo Kacsan

Ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa saacadihi lasoo dhaafay waxay wadeen Howlgal Amniga lagu Xaqiijinayo.

Dadka deggan Baydhabo iyo Deegaanada Kale Ee Gobolka Bay waxey sheegeen in ay dareemayeen Saacadihii Lasoo dhaafay Howlgalkaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Qolyaha Qaabilsan Sugida Nabad gelyada K/Galbeed ayaa ku waramaya inay ka feejigan yihiin inta Farxada iyo fantisiyaha ciida ay qalalaaso dhacaan.

Dhinaca kale Ciidanka Itoobiya Ee AMISOM qeybta ka ah ayaa howlgal waxay ka wadaan maanta qeybo kamid ah Gobolka Bay oo ay dadkana Cabsi ku abuurtay.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS