TOOS UDAAWO: Shirka Arimaha Qaxootiga oo Ka Socda Uganda & MD Farmaajo oo ka hadlaya

Magaaladda Kampala ee dalka Uganda waxaa ka furmay shir looga hadlayo arimo ay kamid tahay xaaladda Soomaaliya.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Shirkan oo uu ka qeyb galayo madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa si gaar ah looga hadlayaa arimaha qaxootiga Soomaaliya iyo sidii dalkooda loogu celin lahaa.

 

Madaxweynaha dalka Uganda Musevani oo furay shirkan ayaa waxaa uu ka hadlay suurtagalnimada in Soomaalida ay ku laabtaan dalkooda.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS