VIDEO SIR CULUS: Somalia oo La Doonayo in Iyadoo dhan la Iibsado, Qatar, Sucuudiga & Imaaraadka

Tan iyo Markii ay soo if baxday Khilaafka udhaxeeya Sacuudiga oo Xulufo ay hogaaminayaan ka hor yimaadeen Wada shaqeyntii Walaalnimo Ee kala dhaxeysay Qatar.

Sacuudiga ayaa dooneysa in Waddamada ay Amarkeeda ka dhaadhicin karto ay Lacago ku indho sar caadiso si ay xiriirka ugu jaraan Dawlada Qatar.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Imaaraat-ka Carabta,Masar,Baxreyn ayaa isla Maalintii Sacuudiga ku dhawaaqay Go’aanka Diblomaasiyadeed inuu ujaray Qatar iyaguna ku dhawaaqay.

Soomaaliya ayaa waxa miisaan ay ku leedahay Xalka Arintaan iyadoo diiday Dalab Ahaa in Qatar Xiriirka ujaraan ayna diiday.

Dawlada uu Hogaamiyo Farmaajo ayaa waxay sheegtay inay dhex dhexaad ka tahay Xiisada Khaliijka,balse waxaa laga yaabaa in daad kale uu kusoo fatahmo Soomaaliya.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS